Posts

Showing posts from March, 2016

هؤلاء الأطفال يرون تحت الماء بوضوح كالدلافين

Image
على عكس أغلب الناس، يستطيع أطفال إحدى القبائل في تايلاند الرؤية بوضوح تام تحت الأمواج، فكيف يمكنهم  ذلك، وهل يمكن تعلُّم موهبتهم؟ "ما إن غمر الشاطئ المدّ، حتى بدأ هؤلاء الأطفال يسبحون. ولكنهم كانوا يسبحون بطريقة لم أر لها مثيل من قبل، إذ كانوا يمكثون تحت الماء أكثر مما يمكثون فوقه، فيما تظل أعينهم مفتوحة تمامًا، كانوا كالدلافين الصغيرة". في أعماق جُزر الأرخبيل الواقع في بحر "أندامان"، وبمحاذاة الساحل الغربي لتايلاند، تعيش قبائل صغيرة تسمى "شعب الموكين"، ويُعرفوا أيضًا باسم رحّالة البحار. ويقضي أطفال تلك القبائل أغلب يومهم في البحر، يغوصون من أجل الحصول على الطعام. فقد تكيّفوا بصورة نادرة للقيام بهذه المهمة، لأنهم يمكنهم الرؤية تحت الماء. وقد تبيّن أنه بالقليل من الممارسة، يمكن لأي صغير أن يكتسب قدرتهم الفريدة على الإبصار تحت الماء. وفي عام 1999، كانت آنّا غيسلن، الباحثة بجامعة لوند في السويد تتقصّى عن مختلف جوانب الإبصار، حين اقترح عليها أحد زملائها دراسة السمات النادرة لقبيلة الموكين. وتقول غيسلن: "كنت حينذاك أجلس في مختبر مظلم طيلة ثلاثة...

Waxa Ku Haya Kalsooni Darro Hadii Aad 4-tan Calaamadood Isku Aragtid!

Image
Waxa Ku Haya Kalsooni Darro Hadii Aad 4-tan Calaamadood Isku Aragtid! Maaha wax sahlan in aad ogaatid naftaada iyo wax kaste oy awood u leedahay hadii aad isku qabin kalsooni dhamays tiran, waana arin aad u muhiim ah inaad kalsooni buuxdo ku qabto naftaada waayo arinkani wuxuu kuu sahlayaa inaad heer sare ka gaadho jaranjarrada nolosha. Hadaba waxa  faaido.com  halkan kuugu soo gudbinaysaa waxyaabo dhowr ah oo aad ku ogaan kartid inay kalsooni darro ku haysato iyo inkale. 1. Sabab U Raadin Qaladaadkaaga: Bal kasoo qaad in aad la cuntaysay guruub ama koox dad ah, kadibna uu kaa daatay koob biyo ahi, maxaad ku jawaabi doontaa? ma waxaad odhan koobku wuxuu saarnaa qarka miiska kadibna wuu ka dhacay, waa kaas qaladku, in aad sababo u samayso qaladaadka aad gasho, waxaad arkaysaa dad adeegsanaya cudur daarro badan markasta oo ay qalad sameeyaan sida inay idhaahdaan koobku wuxuu iiga dhacay waayo maanta waan daallanaa. Hadii aad khalad samayso markiiba ha u baadhin cudu...

jaadka iyo soomaalida

Image
Hordhac: somaalidu aduunka oo dhan waa dadka ugu isticmaalka badan balwada jaadka,hadana somalidu jaadka ma beertaan laakiin waxaa u iibgeeya Ethiopia iyo kenya,jaadka maadada ku jirta ama active igredient ka jaadka waxaa la yiraahdaa cathinone wuxuuna ka helaa ruuxa isticmaala jaadka farxad aan jirin iyo dareen kacsanaan (mild joy and excitement) wuxu dareema feejignaan mudo kooban ah (hyper activeness),wuxu abuuraa khilaaf qoyska ah,wuxuna hoos  u dhigaa shakhsiyada ruuxa isticmaalaya jaadka ilaa uu ruuxu ka develop gareeyo xaalada cilmi-nafsi loo yaqaana inferiority complex ama inuu ruuxu dareemo in dadku ka sareeyaan ama ka fiicanyihiin,hadaba ahristow 1980 kii ururka caafimaadka aduunka ee loo yaqaano WHO waxay jaadka ku dareen liiska daroogada halista ah. khasaarihiisa dhaqaalaha ee guud. Labada wadan ee Ethiopia iyo kenya oo ah laba wadan oo ay iska ilaalin jirtay somalia waxay maalin kasta uu iib geeyaan jawaano jaad ah waxayna kala soo noqdaan jawaano lacag ah. S...

Xikmadda Nolosha Wanaagsan.

Image
Odhaadhada iyo dhaqanka wanaaagsan ayaa ah astaamaha dadku ku kala duwan yihiin. Qofka hadalka iyo dad la dhaqanka wanaagsani wuxuu saamayn weyn ku yeeshaa bulshada inteeda kale. Kan intaba ku xumina waxa uu noqdaa tuke baal cad oo la isu tilmaamo  agtiisana laga cararo, oon dhib mooyee aan bulshada dheef iyo waxtar u lahayn. Dhaqanka wanagaasan ayaa noqday  mid ay dhamaan culimadu isku raaceen inuu yahay koronto soo jiidata bulshada, taasi oo keenta in qofkaasi uu noqodo mid ku dayasho mudan, bulshada ixtiraam iyo qadarin ka mudan. Islaamkuna wuxu inagu dhiiri geliyay in odhaahdeena iyo akhlaaqdeenu noqoto mid ku xakamaysan diinteena , kuna silsiladaysan dhaqankii Rasuulkeena Muxamed (SCW). Qisooyin Mucjisooyin ah: Dhaqanka iyo Akhlaaqda wanaagsan: Imam Abu Xaniifa, Nucmaan Binu Thabit, waxuu ahaa, Caalim aqoon iyo xikmad Allaah siiyay. Wuxu Imaam shaafici yidhi isagoo ammaanaya Abu Xaniifa, “Dadku carruur bay ka yihiin Fiqhiga Abu Xaniifa”. Imaamka waxa jaa...

SHEEKO AAD U XIKMAD BADAN

Rate This Wiil ayaa wuxuu ku yiri aabihiis aabe waxaan soo arkay gabar aad u qurux badan, waxay leedahay indho qurxoon, joog iyo jamaal na waa loo dhameystiray, waxaan rabaa inaad ii doonto gabadhaas oo aan guursado Odaygii ayaa yiri waa kuu doonayaa hadiiba maanta aad gabar ku qancisay soo aragtay, balse marka hore gabadha aan arko. Odaygii markii gabadha la tusay wuxuu yiri, wiilkeygiyow uma qalantid gabadhaan waayo waxay u baahan tahay qof waayo arag ah sideyda oo kale. Wiilkii oo la yaaban damaca aabihiis ayaa ku adkeystay inuu isagu gabadha guursanayo, muran iyo dagaal kadib waxaa lagu heshiiyay in la aado saldhiga booliska si loo kala saaro labadooda Taliyihii saldhiga joogay markii ay u sheegeen arinta ay isku heystaan wuxuu ku yiri gabadha i tuso marka hore, markii la tusay ayuu yiri labadiinaba uma qalantaan gabadhaan waxay u baahan tahay qor sharaf leh sideyda oo kale, mar kale ayaa dagaal la galay, sadddexdii nin waxay u gar dhigteen duqa maga...

Maanta waa maalintaadii

Image
Hadaad waabariisato, galab ha sugin .maanta oo keliya ayaad noolaan . Shalaydii ku dhaaftay, hala tagto kheyrkeeda iyo sharkeeda . Berida imanaysa ha ka fikirin, maalintay ku dultimi cadceedeedu . Ku gaadhay hadhkeedu, garo qiimaheeda. Ogow sidii qof loo sheegay  geeridiisa inay tahay maanta, noloshaadu haday sidaa tahay  kuma seegeen ilbidhiqsi. Maanta oo qudha cusbooneysii, hawl maal-meedkaaga, fikirkaaga, Cibaada-daada, tilaawadaada, iyo isku dheeli-tiranka arimahaaga . Ku dadaal daqanka wanaagsan, kuna raali noqo qeybta Alle. Ku dadaal caawinta dadka tabaalaysan . xigasho bahda nabad iyo cadaalad

Massage ma la isku Guursadaa Mise waa La’isku Furaa..? (Dhacdo Cajiib ah)

Image
Guurka casriga ee Somalida wuxuu cagta geliyay ciriftii ugu dambeeysay ee la yaabka dunida,tani waa sheeko xiiso badan oo aan jecleeystay inaan qoro. Nadiifo waa gabadh ku nool Magaaladda Nairobi ee dalka Kenya gaar ahaan xaafadda Somalida ku badan tahay ee Islii, Nadiifo marka dhinaca quruxda laga eego dooqeeyga waa gabadha labaad ee gabdhaha Somalida Nairobi ugu quruxda badan,maashaa allaah, ilaah ku maneeystay 32 xubnood ee dumarka laga daawado iyo labada soo raacda,oo ah qosolka iyo codka raxmada leh. Gabdhaha Somalida jooga Nairobi oo u badan dhoof sugayaal iyo qaxooti danta baday dhamaantood kalama dhacaan,oo mar ayaan isweeydiiyay toloow qoys waliba gabadha ugu qurxoon miyeey Nairobi u soo direen si is xambaar ama dhoof uga hesho. Nadiifo oo ah gabadha aan ka sheekeeynayo todobaadkaan qisadeeda Ibrahim ayey isbarteen horaantii 2010. Ibrahim waa 38 jir degaan ahaan ku nool Magaaladda Toronto ee dalka  Canada.marka  la waydiiyo dhalashadiisa wuxuu afkiisa u bar...

Akhlaaq wanaaga iyo fadliga ay leedahay

:             Allaah ayaa mahad mudan, naxariis iyo nabad gelyo rasuulka korkiisa ha ahaato Waxaan walaalahayga muslimiinta ah usoo gudbinayaa hadal kooban oo kusaabsan akhlaaqda wanaagsan iyo fadligeeda. Waxaan shaki ku jirin ahmiyada ay leedahay akhlaaqda wanaaagsani iyo heerka ay ka taagantahay diinteeena islaamka. Hadaba in taynaaan ka hadlin wanaaaga ay leedahay iyo qiimaheeeda, waa maxay akhlaaaq wanaagu ? Culimada islaaamku waxay u qeeexeen akhlaaqda wanaagsan qaabab kala duwan, markaa waxaynu ka doooran kuwa ugu balaadhan ee ugu faahfaahsan 1- waxay ku fasireeen culimada qaaarkoood in akhlaaqda wanaagsani tahay: Samafalka oo lala yimaado, dhibta oo lala joogsado, dhibta oo loo dulqaato: Waxa hadalkaa macnihiisu yahay akhlaaqda wanaagsani waxay kusoo urur santahay in lagaa helo sedex arin, oo kala ah: 1- in aad dadla u sama fasho oo aad wanaaga u gasho. 2- In aad dhibtaada dadka ka haysato oo aanad dadka dhibin, af iyo adinba. 3- In...

لأغنية لشعب فلسطين Gabay Eng Abdifatah jama uu u tiriyay walaalaha reer falsdiin Akhris wacan

Image
أبدأ   باسم   الله أنا   أقدم   إليكم أهدي   هذه   الأغنية   لشعب   فلسطين الأول   اسمه   فلسطين   الحرة فلسطين   الحرة فلسطين   هي   أرض   فلسطين   حرة فلسطين   هي   أرض   الفلسطينيين   إخوة فلسطين   هي   أرض   مباركة فلسطين   هي   أرض   فلسطين   حرة فلسطين   هي   جمهورية   مستقلة فلسطين   دولة   مستقلة فلسطين   الحرة نحن   على   الأرض   في   الصومال أنا   أحب   الشعب   الفلسطيني   هم أشعر   أن   الألم   والمعاناة أنا   حزين   لشعب   فلسطين فلسطين   الحرة تكريم   الله   للجمهورية   الفلسطينيين تكريم   الله   للشعب   الفلسطيني الله   تمكين   الفلسطينيين الله   تمكين   الشباب   الفلسطيني فلسطين   الحرة فلسطين   هي   أرض   فلسطين   حرة الفلسطينيون   الذين ...