Maanta waa maalintaadii

Unknown
0






Hadaad waabariisato, galab ha sugin .maanta oo keliya ayaad noolaan .
Shalaydii ku dhaaftay, hala tagto kheyrkeeda iyo sharkeeda .
Berida imanaysa ha ka fikirin, maalintay ku dultimi cadceedeedu .
Ku gaadhay hadhkeedu, garo qiimaheeda.
Ogow sidii qof loo sheegay  geeridiisa inay tahay maanta, noloshaadu haday sidaa tahay  kuma seegeen ilbidhiqsi.
Maanta oo qudha cusbooneysii, hawl maal-meedkaaga, fikirkaaga, Cibaada-daada, tilaawadaada, iyo isku dheeli-tiranka arimahaaga .
Ku dadaal daqanka wanaagsan, kuna raali noqo qeybta Alle.
Ku dadaal caawinta dadka tabaalaysan .
xigasho bahda nabad iyo cadaalad

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)