SUAALO LAGA SOO JAWAABAYO ?
Suaalo AQoon Guud oo Diiniya fadlan ka soo jawaab ? 1:Suaal sheeg Ninkii nabigana Ahaa Boqorkana Ahaa ? 2:suaal sheeg saxaabiga qudha ee quraanka lagu xusay ? 3:goorma ayay u dabaal degaan muslimiintu ciidul fidriga ? fadalan suaalaha jawaabahooda hadii aad ka soo jawaabto soo qor magacaga wadankaad joogt ...