Taarikhda dagaalki19977 qalinkii maqane
Dagalka mid wayn buu Ahaa taarikhduna way xusaysaa Dagalkasi buugaagta wax barshada Somalia ayuuu yahay cashar kamid ah kaso looga shekaynayo dagalki tarikhiga ahaa ee "77" Dagalkasi ayaaa waxuu ahaaa mid so wanagsan loo qorsheyay si fiicana loo maamulay waxuu ahaaa mid tarikhida Somalia baal dahaba kagalay maxa yeelay Somali waxay muujinaysay kartideeda iyo dadnimadeeda waaayo ITHIOPIA marka waxa loo yaqiin LIBAXA GEESKA AFRIKA dabadedna laysma lahayn ciidanka ITHIOPIA ayaaa ciidan hor istaagi karo ayaa Afrika leedahy laguma fakirayn ciidankii libaxa geeska Afrika labaxay bisad baan kasoo saarnay Hadan ciidamo coalition Ah oo isbahaystay aysan usoo gurmana xaaladu sidan way ka duwana lahyd hasa yeeshe dagalka waxba yana ku dherane goobihi ugu muhimsana ee aan qawanay waxay ahyd "JIGJIGA" jigjiga waxa jooga ciidamada ETHIOPIA ugu xooga badnaa oo ahaaa cidamada Taangiga sideedana JIGJIGA waxay ...