Akhlaaq wanaaga iyo fadliga ay leedahay

Unknown
0

:

 
 
 
 
 
 

Allaah ayaa mahad mudan, naxariis iyo nabad gelyo rasuulka korkiisa ha ahaato Waxaan walaalahayga muslimiinta ah usoo gudbinayaa hadal kooban oo kusaabsan akhlaaqda wanaagsan iyo fadligeeda. Waxaan shaki ku jirin ahmiyada ay leedahay akhlaaqda wanaaagsani iyo heerka ay ka taagantahay diinteeena islaamka. Hadaba in taynaaan ka hadlin wanaaaga ay leedahay iyo qiimaheeeda, waa maxay akhlaaaq wanaagu ? Culimada islaaamku waxay u qeeexeen akhlaaqda wanaagsan qaabab kala duwan, markaa waxaynu ka doooran kuwa ugu balaadhan ee ugu faahfaahsan 1- waxay ku fasireeen culimada qaaarkoood in akhlaaqda wanaagsani tahay: Samafalka oo lala yimaado, dhibta oo lala joogsado, dhibta oo loo dulqaato: Waxa hadalkaa macnihiisu yahay akhlaaqda wanaagsani waxay kusoo urur santahay in lagaa helo sedex arin, oo kala ah: 1- in aad dadla u sama fasho oo aad wanaaga u gasho. 2- In aad dhibtaada dadka ka haysato oo aanad dadka dhibin, af iyo adinba. 3- In aad u dulqaadato dhibta dadka kaa soo gaadhaysa. 2- waxay culimada qaarkooodna ku fasireen akhlaaqda wanaag san in ay tahay: In aad xidhiidhiso cidii ku jarta, oo aad wax siisi cidii ku siin wayda, oo aad saamaxdo cidii kugu gardaroota. 4- waxay yidhaahdeen culimada qaarkood: akhlaaqda wanagsani waxay ku taagan tahay shan tiir, oo la, aantood ayna ku suuro gela hayn, waxayn kala yihiin: 1- adkaysiga amaba sabirka .2- dhawrsoonaanta. 3- geesinimada. 4- garsooorka ama cadaalada.

Qore:

Šüâdõ ßõqõrådâ Dümãrkä

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)