Taariikhdii Hooyadii Mu’minaadka Khadiija Bintu Khuwaylid. W/Q: Xaawo Farax Cismaan Jaamac (Coomay)
Rasuulka awawgii Cabdu mudalib markii uu geeriyooday waxaa kafaala qaaday adeerkii Abaa daalib oo aan wax xoola ah haysan waxaanu u sheegay Rasuulka in uu ushaqo tago Khadiija (R.C) Rasuulkuna waxa uu kuyidhi mawaydiisan karo shaqo ee hadii EEBE ii qadaro shaqo waan kaheli ALLEayaa qadaray oo khadiija markay maqashay nabiyullaah maxamed- amiin(NNK) inuu yahay mid aaaminaa fariin ayay u soodirtay odhanaysa waxaan rabaa inaad kushaqayso xoolahayga, aritaa markii rasuulka (NNK) loo sheegay way ku ferxeen wayna soo dhaweeyeen safarkii uhoreeyay ee tijaarada waxa ku wahelinaayay Maysara oo ahaa gacan yarihii Khadiija ALLE raali haka ahaadee. intii lagu guda jiray safarkaa oo ay ku tageen shaam waxa Rasuulka lagu soo arkay calaamado muujinaaya ifafeelaha kasoo muuqday soo bixida nabi cusub waxaana kamid ahaa in uu Rasuulku geed fadhiistay kadibna waxa arkay raahib kamidahaa culimadii diimihii hore wax kayiqiin waxa uu waydiiyay Maysara wa,ayo ninkan waxaana loo sheegay inuu yahay nin re...