Posts

Caajisku waa luggooyo socota. W/Q: Dalxa Sofe

Image
Wax walbaaba waa suuregale weli Caajiskii nasakha ahaa oo laga dhigay qof caadiya ma aragtay Way dhici kartaa in uu noqda e, sheekadan kooban ee weydiimaha iyo warcelinta ah ayaa na dhex martay aniga iyo caajis mar aan u si lama filaan ah u kulannay. Weydiimahani waa male'awaal. 1. Maxaad ka dhigi lahayd yoolkaaga nololeed? - Waxaan ka dhigi lahaa mid raaxo iyo nasasho. 2. Maxaad ugu jeclaan lahayd? - Sariirtayda waana hantidayda kaliya e. 3. Maalintii maxaad qabataa? - Maalin oo dhan midhkaa ma qabta e naftayda uun baan daaliyaa si aan si fudud ugu seexato habeenkii. 4. Sidaad u aragtaa shaqada? - Shaqadu waa wax adag oo aan u qalmin in weligeed loo dhowaado. 5. Haddii lagu odhan lahaa; qofkaas talo sii maxaad odhan lahayd? - Qabo waxa ugu fudud ee aad qaban karto, iskuna day in ay kuwa kale qabtaan shaqadaada. 6. Shaqadaada dib ma u dhigtaa adiga oo awoodaya in aad qabato? - Haayoo, shaqadayda dibba uma dhigto ilaa berri aniga oo u riixi karaya ilaa sahandanbe. 7. Shaqo la...

Sheeko mucjiso ah: Saddexdii danbaabay.

Image
Saddex nin oo kala ah Carab, Yuhuudi iyo Jarmal ayaa maalin danbaabay, denbi yar may galine khamri bay cabbeen, waa la qabtay markaasaa jeelka la dhigay, waxaana loo dhaadhiciyay maxkamadda, xaakimkiina waxa uu ku xukumay in midkiiba dhabarka laga ga dhufto labaatan jeedal. Markii loo diyaariyay garaacistii, waxa yimid odaygii karbaashi lahaa oo faraxsan waxaanu yidhi: Maanta waxa ii dhashay ilmo, munaasibaddan farxadda ah darteed mid walba waxa uu jecel  yahay ha i weydiisto. Kii Jarmalka ahaa oo garaacista lagu bilaabayay ayaa yidhi "Dhabarkayga hal barkimo saar inta aanad igu bilaabin" waanu u sameeyay. Barkimadiina markii 10 aad ayay ku googo'day ... dhabarkiina wuu murxay ilaa uu ka baroortay. Yuhuudiga wakhtigiisii ayaa la soo gaadhay, codsigiisii ayuu qaddimay "aniga laba barkimo dhabarka ii saar" ayuu yidhi, waanu u saaray. Laakiin labadii barkimaba waxa ay baaba'een markii 15 aad. Intii soo hadhay ayaa dhabarkiisii raaxada ka qaadda...

Barro Sidaad Asxaabtaada Lacag La’aan Ugu La Hadli Lahayd

Image
Mobilada ku shaqeeya nidaamka Androidka ayaa si fudud ugu adeegsan kartaa qaabka loo adeegsado fooniyaha kuna hadli kartaa lacag la’aan adigoo adeegsanaya barnaamijka “Intercom for Android“. Barnaamijkani wuxu adeegsanaya ‘Bluetooth’ ama ‘Wifi’ kolba ka aad dooratid, si uu kuugu shaqeeyona qofka kale eed doonaysid inaad la hadashid waa inuu isna soo dajistaa barnaamijkan kuna shubtaa mobilkiisa. Sida loo adeegsado: Marka hore waa inaad ku shubtaa barnaamijka mobilada lagu isticmaali doono. Markaad aad furtid barnaamijkan guji “Add Device” ka dibna dooro connectionka aad doonaysid (bluetooth ama wifi). Xigasho: faaido.com   Xuquuqda waxa iska leh: faaido.com

10 Talo Oo Kuu Horseedaya Guul Dhanka Waxbarashada Ah

Image
1. Niyad Sami:  Waxaa jiro farqi aad u weyn oo u dhexeeya kaliya inaad shahaado ama imtixaan aad  wax u diyaariso iyo inaad si niyad sami leh oo aad u diyaariso, qofka markuu u niyad san u haayo waxa uu  qabanaayo shaki kuma jiro inuu ku guuleeysanayo. Noqo qof niyadsan. 2. Hami Sare:  Hami sare waxaan u jeedaa inaad naftaada ku xakameeyso dhibka eey leedahay  waxbarashada iyo saacadaha badan ee aad fadhineyso iyo wax akhrinta tirada badan , markaad wax  akhrineyso waa in aadan dareemin caajis iyo hurdo oo aad u dul qaadato waayo waxaad leedahay hami  sare. 3. Jawi dagan ku akhri:  Ka fogow jawiyada qasan ee buuqa leh sababtoo ah waxeey mashquulinayaan  maskaxda. Hadii aad asxaabtaada duruusta isla akhrisaneeysan u sheeg ineey jawiga dajiyaan oo eeysan  buuqin. 4. Nidaami Waqtigaaga:  Sameeyso jadwal aad duruusta ku akhrisato oo leh maalmo iyo saacado  adigoo ku cadeeynay cashirada aad rabto inaad akhriso saacad ama m...

Wax Badan Ka Baro Sida Ugu Fiican Ee Aad Iskaga Difaaci Karto Khatarta Isticmaalida Computer­ka.

Image
Maalinba maalinta ka danbaysa  waxaa aad u sii badanaaya  isticmaalka aaladaha electronics ka  ah,waxaa sidoo kale marka ay  siikorodho isticmaalkoodu isna la  kordhaaya dhibaatada ama wax  yeelada ay dadku ka  dhaxlaan,maanta waxaan idiin  aynaa oo aan halkan kaga hadli  doonaa sida indhaha looga ilaaliyo  dhibaatada shucaaca computers ka. 1. Barnaamijka FLUX waa barnaamij  aad u wax tarbadanle kaas oo  muraayada computerka ee aadka u cad kaaga dhigaya mid casuus ah oo u eeg  midabka quruxda badan ee galabtii marka cadceedu sii dhacayso,barnaamijkan  waxaad kala soo dagikartaa www.justgetflux.com. 2. Isticmaalida qaaciidada loo yaqaano 20­20­20: oo macnaheedu yey marka aad  20 daqiiqi computerka eegtaba 20 daqiiqo(Second) eeg meel kuu jirta 20 feet (6  Mitir) waxaa kale oo aad samaynkartaa 20 daqiiqo ee aad eegi lahayd meel fog in  aad indhaha isku qabato. 3. Si joogto ah u ilbilidhso marka aad wax m...

Shirkadda Facebook Oo Soo Kordhisay Adeeg Cusub Oo Si Wayn Loo Sugayay

Image
Shirkadda Facebook ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday inay dhamaysay qayb ay sheegeen inay  dhowaanahan wadeen samaynteeda oo suurtogelinaysa in dadku ku xidhiidhaan kuna sheekaystaan , kuwaas oo isu arkaaya hab Video ahaana.   Qaybtan ayay sheegeen inay  markii hore ku jirtay Tijaabo,waxaana lagu xidhay Qaybta Messengerka,waxaana  lagaga wada hadli doonaa wadamo dhawr ah ,kuwaas oo kala ah  Maraykanka,Canada,Faransiiska iyo Belgium. Waxaanay masuuliyiinta shirkaddani sheegeen inay sameeyeen horumarin dhinaca xidhiidhka ah ,kaas oo  ay markii ugu horeysay ku guulaysteen inay Fidyowgaasi sameeyaan,sidoo kalena waxay sheegeen inay  wadaan hab balaadhin ah oo ay ku doonayaan inay ku balaadhiyaan xadiga Messenger-kaasi,kaas oo la  doonaayo inay 600 Million oo isticmaale markeliyaata ku wada xidhiidhaan bil walba,sidoo kalena ay kaga  xidhiidhaan meel walba oo ay joogaan. Waxaanu ku shaqayn doonaa waqtigan Program kani taleefanada kala ah Andr...

6 Xaqiiqo Oo Ku Saabsan Farsamadda Bluetooth Oo Aanad Aqoon

Image
Bluetooth waxa uu ka mid yahay farsamooyinka casriga ah ee talefannada gacanta lagu qaato iyo qaar  badan oo ka mid ah qalabka tiknoolajiyadda ee kombiyuutarka ah ama sidiisa u shaqeeyaa ay ku  xidhiidhaan iyaga oo aan isu marayn wax xadhig ah oo isugu tallaalan.  Bluetooth waxa uu sida ugu badan  u anfacaa Kombiyuutarka gacanta (Laptop) iyo talefannada gacanta waxa aanu u suurtogeliyaa in ay ka  xidhiidhi karaan masaafad aan ka badnayn 10 Mitir. Waa hubaal in dadka aaladahan isitcmaalaa uu yaqaanno xogtaas aynu Bluetooth ka sheegayno, laakiin  waxaan akhristayaasha la wadaagaynaa macluumaad intaas ka badan oo aan soo ururinay, waxa aanay  kala yihiin: 1. Magaca Bluetooth oo ka kooban laba erey oo macnahoodu noqonayo Badhamkii buluugga ahaa waxa  uu ahaa magaca loo yaqaannay boqorkii dalka Denmark ee lagu magacaabi jiray Harald Blatand,  boqorkani xilligiisii waxa uu mideeyey dalalka Norway iyo Denmark, kelmadda Bluetooth waxa ay ahayd...