Barro Sidaad Asxaabtaada Lacag La’aan Ugu La Hadli Lahayd

Unknown
0


Mobilada ku shaqeeya nidaamka Androidka ayaa si fudud ugu adeegsan kartaa qaabka loo adeegsado fooniyaha kuna hadli kartaa lacag la’aan adigoo adeegsanaya barnaamijka“Intercom for Android“.

Barnaamijkani wuxu adeegsanaya ‘Bluetooth’ ama ‘Wifi’ kolba ka aad dooratid, si uu kuugu shaqeeyona qofka kale eed doonaysid inaad la hadashid waa inuu isna soo dajistaa barnaamijkan kuna shubtaa mobilkiisa.

Sida loo adeegsado:

Marka hore waa inaad ku shubtaa barnaamijka mobilada lagu isticmaali doono. Markaad aad furtid barnaamijkan guji “Add Device” ka dibna dooro connectionka aad doonaysid (bluetooth ama wifi).




Xigasho: faaido.com Xuquuqda waxa iska leh: faaido.com
Tags

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)