La Jaanqaad Casriga, Bedel Apps ka Mobilkaaga, Xawarihiisana kordhi (cajiib)!!!

Unknown
0




Bahda faaido waxay idiin soo bandhigaysaa barnaamij cusub oo hada daawaha laga soo qaaday kaso la jaanqaadaya mobilada smart phone ka ee hada dunida laga isticmaalo, barnaamijku waa  ZERO Launcher.

Wa maxay faaidada barnaajikani?
1: Wuxu kordhinaya speedka mobilka  isagoo ka dhigaya 0.2 seconds
2: Hadii aad mobilka ku isticmaasho games wuxu barnajikani kuu sahlaya inaad si fudud oo xawaare leh u ciyaarto games ka.
3: Wuxu kuu habaynaya kuna nashqadaynaya daaqadaha mobilka
4: Wuxu barnamijkani wataa cleaner  kuu nadiifinaya kaana saaraya wax yabaha cusayska ku sameeya mobilka.
5: Wuxu wataa wallpapers iyo themes, kuwas oo aad adigu ku nashqadaysan karto mobilka una maamuli kartid sidad doonto.
6:  Space kiisu waa wax aad u yar wax dhibaato ahna kuma keenayo storage ka sida inuu ka buuxiyo  IWM.

Xagee laga soo dajisan karaa barjaamijka ( download)
Barnaajikan waxad kasoo dajisan kartaa dhaman goobaha android ka wax lagala soo dago sida ( 1 mobile market, app store, google play  iwm.)

Side loo soo dajisan karaa barnaajikan
Waxad usoo dajisan kartaa barnaamijka si fudud oo la mid ah sida loola soo dago whatssapka , viberka, instagram. Waxaad furaysaa mobilkaga qaybta ad wax kala soo dagto tusaale hadii ad isticmaasho google play waxad ku qoraysaa  ZERO Launcher , ka dib waad soo download gareysanaysa ka dibna si toos ah u install garee.


Hada waad isticmaali kartaaa waxanan kuu rajaynaya isbadal cusub.

Xigasho: faaido.com
Tags

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)