Taarikhda dagaalki "77" kaso dhaxmaray SOMALIA iyo ETHIOPIA qalinkii maqane

Unknown
0
:

Taarikhda dagaalki19977                      

Dagalka mid wayn buu Ahaa taarikhduna way xusaysaa
Dagalkasi buugaagta wax barshada Somalia ayuuu yahay cashar kamid ah kaso looga shekaynayo dagalki tarikhiga ahaa ee "77"
Dagalkasi ayaaa waxuu ahaaa mid so wanagsan loo qorsheyay si fiicana loo maamulay waxuu ahaaa mid tarikhida Somalia baal dahaba kagalay maxa yeelay Somali waxay muujinaysay kartideeda iyo dadnimadeeda waaayo ITHIOPIA marka waxa loo yaqiin LIBAXA GEESKA AFRIKA  dabadedna laysma lahayn ciidanka ITHIOPIA ayaaa ciidan hor istaagi karo ayaa Afrika leedahy laguma fakirayn ciidankii libaxa geeska  Afrika labaxay bisad  baan kasoo saarnay Hadan ciidamo coalition Ah oo isbahaystay aysan usoo gurmana xaaladu sidan way ka duwana lahyd  hasa yeeshe dagalka waxba yana ku dherane goobihi ugu muhimsana ee aan qawanay waxay ahyd "JIGJIGA" jigjiga waxa jooga ciidamada ETHIOPIA ugu xooga badnaa oo ahaaa cidamada Taangiga sideedana JIGJIGA waxay leedahay difaac adag oo dabiiciya oo marki difacas laqodo la abaabulo Sahal laguma mari karo Dagaalka jigjiga Aadbow ruunti u adka aw u qalafsanaa ciidanka Dalkayna Somalia waxay ku qadatay inay qabtan JIGJIGA 14 casho inay kataqalusan guud ahan jigjiga sida Aan  wada ognahay jigjiga waay dhaafeen ciidamadayna hasa ahate marki ay marayeen "HARAR" ayay noqotay inay kaso laabtan kidib marki ciidamo kale iyo Awood Naga badane ay meesha so gashay laga maarmana noqotay in laga soo saaro ciidamdayna kadib marki ay arkeen Qawida iyo hubka iyo colalka mesha so galay Haday tahay Anaga iyo ETHIOPIA kaliya ciidamadayna kama so baxeen mana ay suurawden in nagala soo saaro "MILITARILY" wan ku Adkayn Dagaalla lkn "POLITICALLY" aya nalojiwiyay kidib marki Aan waynay dowlado nalasafto oo nasoo bar bar istaago oo nala galo dagaalka haddi laqiyaaso "Taqriban" waxa uga dhimatay ETHIOPIA "15000 ilaaa 17000" inay uga dhinteen waliba way kasii badan yihin
'
Dagalkasi Ayaa ah mid tarikhiya islamarkana An ahyn mid qoral lagu so koobi karin
 qoralkan waxa waqtigisa ku bixiyay Anigo "Mohamed deeq c\laahi cabdule" kuna magac dheer (maqane) wixi naga dhiman diban u so dhamaystiri doona Haddi Allha Awooda leh karaali noqdo waxadna wixi wano iyo talo ah iigu so dari kartan ciwankani ah
Maqane28@gmail.com maqane sawiro
  muqdisho somalia  engAbdifatah.blogspot.com

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)