Qoraal Gaaban oo Cajiib ah: maxaa ka guuxaya maskaxda shacabweynaha Soomaaliyeed.

Unknown
0


Hadal haynta Shacabka Somaliyaded
Shacabka Somaliyaded ee Dagan Gobolada Waqooyi waxaa ay ku tahaan mar un in ay helan Goni isku taag ay iskaga tagay Somalida inteeda kale, ayagoo kusalaynaya in ay Somali inteda kale wax ka tirsanayan,sida ay ayagu iskadhadhiciyeen, lakii wax ayga kugoniya aysan jirin markii laga rebo Kharaw ayrunmooden,
Waxaa hada caqabad ku ah sidii ubadkii 23 sano loo barayay Cuqdada iyo xinka Umadiisa Somaliyadeed ee ay Iskudiirka,Diinta,Dalka,Danta yihiin sidii manta lo ga dhadhicin lahaa Somalibad tahay
Waxaa warer ah in Shacabkasi ay adunka kuyirahdaan waxaan nahay Somali dhibataysan wadamada ayqaxootiga kujogan koda Masulkan uu Passkii Qaranka Somaliya Kudhoofo,Ubadkoodi iyo Naftooda kadhadhiciyan Sheko Khiyali ah
Waxaa jidha Xigmad Oranaysa ( Afartanjirka Hargaysa kunool iyo 23 Jirkooda Hargaysa ku bar baray ya u gar niqi doona )
sabab too ah40 jirka waxaa uu arki jiray ama maskaxdiisa kasiiguxaysa Hargaysoo Calankii Somaliyadeed ka babanayo Dhanka kale 23 jirka Hargaysa ku bar barayna waxaa uu ku garadsaday Hargaysoo Talo loga dhisay Diyaradihii Xoga Dalka Qarankii Somaliyadeed Bililiqadii,
23 jikasina danbi malahan ee waa lamarin hababiyay,
Shacabkii wanagsanana baa Laga dhadhiciyay xuman iyo Benladhoodhoobay !!!!
Shacabka Somaliyadeed ee Dagan Konfurta dhexe ee Somaliya:-
Waxaa Hadal hayn u ah ayna maxaa kamicnaah way iskadhamenee,
waxaas cadi le waye ,
Gurigaan Gabadhikudhalatay oo kudhashay maleh mise Dadkii hore ulahan jiray !!!!!!
Bertan ninkii fasha maleh mise nin kii hore ulahan jiray !!!
Xeradan rer hebal baleh Dowlad Somaliyaded malahan !!!
Qaranka Qabilka ka anfacbadan sa Qabil BILIQADAN (Xaran) kuhelnay Qaran maxan kuhelaynaah !!! ,
Waa Hogamye kooxeed !!!
Waa rero Isbaroole !!!
Waa Maxakiim
Waa Alshabab
Waa ciyal xafo
Waa Mukulal madaywdaydii
Waa Habarayney
Waxaa intaas siidher waxaa ay ka ducaystan in ay Qaran Somaliyaded indhohoodu qabtaan,
Lakii waxaa jidha Xikmad oranaysa (Halxarani nirig xalali madhasho)
Hadal haynta Somalida inteeda kale;-
Waxaa Somalida inteeda kale kasii guxaya Qarankii Umadani lahan jidhay iyo Manta Noloshaan ay kujiran iyo waliba xasuuqii jabhadii USC iyo Guryahoodii,Berahoodii,Baburtoodii iyo hantidiiqaran koodii ee Aboorku galay,
Waxaa ay mar un sugayaan in ay maxkamadii Nasiga oo kale Somaliya kafurmato si Xisabixilmaleh hadan laxumayn uga qancan Bobbkii Naftooda iyo Malkooda logaystay,
Waxaay naftooda iyo Malkood u hureen in Mar un Somaliya Aboorkaas laga buufiyo waxayna ku mashquulsan yihiin Dawadii aboorkaas lagu cirib tiri lahaa si an abid danbe lo maqal aboor Dadka iyo Dalkaba sidii ayaxii Dabada kadhiga ,
waxaa jidha xikmad oranaysa ( XOOLO RAGEED FARANA KAXISABSAN FERANA KAXISABSAN )
W/Q Dr Shirwa Abdisalam Mohamud(jibriil)

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)