Posts

Showing posts from September, 2016

Afkeenii hooyo qiimo beel waa AFSOOMALIGEE

Image
: Allaa mahad leh, ilaaha innagu galladay, nimcada amniga iyo islaannimada, Rasuul baa amaan leh kaas oo hadal, fal iyo sugidba diinta innagu soo gaadhsiiyey Intaasi ka dib waxaan jeclaaday idin idila wadaago Qormo yar oo kooban oo afkeena somaaliga sida ay u isticmaalaan dadkeena qaar ka mid ahi   akhri qoraalkan hoose ka dibna ka jawaab Ama kawar celi waydiinta ugu danbaysa. Sidaynu ka war qabno Umadii u dhalatay afkan somaaliga ahi waxa inoo cadaatay in ay  ka guureen Afkoodii hooyo oo ay u guureen af English oo wadamo kale lee yihiin sidaynu wada ogsoonahay umadani luuqada somaliga iska lehi Qiyaasta boqolkiiba 40% waa ay ka tageen Afkoodii hooyo waxay u guureen English marmarka qaar kalmadaha ay isticmaalayaan Somali iyo English ayaa laysku qabanayaa sidaynu arki doono . Hadaba aan idinla wadaago kalmado Aanu ka maarmin qof kastoo Af somaliga ku hadla isla markaaasina ay u badan yihiin adeegsigoodu af English iyo  af Somali isku qasan   Adna ...

Qoraal Gaaban oo Cajiib ah: maxaa ka guuxaya maskaxda shacabweynaha Soomaaliyeed.

Hadal haynta Shacabka Somaliyaded Shacabka Somaliyaded ee Dagan Gobolada Waqooyi waxaa ay ku tahaan mar un in ay helan Goni isku taag ay iskaga tagay Somalida inteeda kale, ayagoo kusalaynaya in ay Somali inteda kale wax ka tirsanayan,sida ay ayagu iskadhadhiciyeen, lakii wax ayga kugoniya aysan jirin markii laga rebo Kharaw ayrunmooden, Waxaa hada caqabad ku ah sidii ubadkii 23 sano loo barayay Cuqdada iyo xinka Umadiisa Somaliyadeed ee ay Iskudiirka,Diinta,Dalka,Danta yihiin sidii manta lo ga dhadhicin lahaa Somalibad tahay Waxaa warer ah in Shacabkasi ay adunka kuyirahdaan waxaan nahay Somali dhibataysan wadamada ayqaxootiga kujogan koda Masulkan uu Passkii Qaranka Somaliya Kudhoofo,Ubadkoodi iyo Naftooda kadhadhiciyan Sheko Khiyali ah Waxaa jidha Xigmad Oranaysa ( Afartanjirka Hargaysa kunool iyo 23 Jirkooda Hargaysa ku bar baray ya u gar niqi doona ) sabab too ah40 jirka waxaa uu arki jiray ama maskaxdiisa kasiiguxaysa Hargaysoo Calankii Somaliyadeed ka babanayo Dhanka ka...

Quluubta waxay udhexaysa Qalayl iyo Raxmad

Quluubta waxay udhexaysa Qalayl iyo Raxmad WQ: Ummabdallah Wed, 07 September 2016 1) Qaluubta , axwaashooda iyo noocyadooda: Waa maxay qalbigu? Qalbigu waa cad yar oo ku yaala korka dhiniciisa bidix ee laabta , macna ahaana waa Fu’aadka Insaanka oo Ilaahayna Ka hadlay, waana guriga / hooyga Imaanka , Taqwada, Ixtiraamka, Thikriga, Jacaylka iyo Nabadgalyada sidoo kale waa guriga Kufriga . Nifaaqa , Riyaaga , Xiqdiga , Xaasidnimada , Karaahiyada iyo Walwalka. Waxuu tilmaamay Rasuulku s.c.w. siday isugu xidhan yihiin Imaanka iyo qalbigu waxuuna yidhi Rasuulku s.c.w. xadiis macnahiisu yahay (( Imaanka ma aha rajo ee waa wax ku sugnaaday qalbiga camalkuna ka run sheegay )) sidoo kale waxuu yidhi Rasuulku s.c.w. ((lama aqbalo Imaan aanu la socon Camal sidoo kale Camal aanu la socon Imaan)). 2) Axwaasha Quluubta: -Maxaa loogu bixiyey qalbiga /wadnaha qalbi ? Waxaa loogu bixiyey qalbiga qalbi sida u isu gagadiyo oo isugu gadiyo khayr iyo shar. Rasuulku s.c.w.  waxu yidhi xadiis macna...

dadaalka salfka

Dadaalka Salafka WQ: Sh. Abdalla M. Maxammud Fri, 02 September 2016 Dadaalka Salafka Qalbiga  hadduu ku xiran yahay Alle waxaan shaki lahayn inuu jeclaanayo salaada, sidaa awgeed ayuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid jecel salaadda, Anas wuxuu ka wariyay nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee inuu yiri:  Waxaa layjeclaysiiyey catarka udgoon iyo guurka haweenka, waxaa laga yeelay salaadda miday ishaydu ku qabowsato oy ku raaxaysato. Nabiga  naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu oran jiray:  Bilaalow noogu raaxey salaadda. Waayo bilaal wuxuu ahaa mu'adinka Nabiga wuuna cod wanaagsanaa. Salaada waajibka ah ka sogowna wuxuu nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee ahaa mid tukada salaadaha sunanta salaatul leylka. Caa'isha  Allaha ka raali noqdee waxay tiri:  Nabiga naxariis iyo nabad gelyo Eebe korkiisa ha yeelee wuxuu ahaa mid u istaaga salaatul leyl ilaa ay caguhu ...

caadooyinka guulaystayaasha

Image
https://www.highrevenuegate.com/zqarwiki?key=72c4e343b63df9b7b782570734734193 Guushu waa shay qof kastaa jecel yahay inuu Gaadho, balse waxa lagu kala duwan yahay Dariiqyada lagu raadiyo oo kaliya. Cidda Guusha gaadhaa waa dadka hormoodka ah ee lagu daydo ama inta Badan lagu Hamiyo in la gaadho marxalada ay ku  sugan yihiin. https://www.highrevenuegate.com/zqarwiki?key=72c4e343b63df9b7b782570734734193 Haddaba maanta waxaynu Halkan kusoo bandhigi doonaa caadooyin ay leeyihiin Dadka Guulaha Gaadhaa. Dadka Guulaystaa Haddaba waxay Leeyihiin caadooyinkaan: 1-  Marnaba marmarsiiyo lama yimaadaan:  Haddii aad dhab ahaantii raadinayso guul waa in aad joojisaa cudurdaarrada iyo marmarsiiyaha aad cuskanayso, waayo waxba kama faa’iidaysid balse dib ayay kuu dhigaysaa. 2-  U roonaanta dadka kale:  Dadka badiyaa nolosha guulo ka gaadhaa waxay wax u tareen dadkale, waayo heerkaa ay gaadheen kumay gaadhin kaligood ee waxay ku gaadheen caawimo uga timid d...

qormo aanu ku dhiiri galinayo saxafi cabdimalik

Image
معظم المكونات، ونحن نتحدث عن عمل الصحافي عبدي مالك موسى حافظ المساءل ة والقبعات. الصحافي عبدي مالك صحفي مع كفاءات أكثر وضوحا أن وسائل الإعلام لا يزال لا أحب أن أعمل، وأنا أثني على عبء عمل الناس للحفاظ على وقمنا النجاح، ونأمل لكم عبدي مالك عبدي مالك صدقة الأكمام المعنية للمساعدة في التحدث عن الأزمة الفقيرة المضطهدة في المعاناة الإنسانية للموقف سليم لدينا تم التوصل إليها في عبدي مالك يتحدث الأوزون نطلب الوزن يترصد التواريخ وإضافة له ومنح المسلمين في مثل هذه الأنشطة تغلبنا على عبدي مالك. موسى هو صحفي عبدي مالك الصبر الدولي بكفاءة وفعالية لدينا الصحفي الجيد يجب أن لا نغفل عن أشخاص آخرين وأنا أشيد بكم. عبدي مالك موسى إشارة نحن مواصلة الجهود الرامية إلى زيادة ونحن نقف ونحن مجموعة الدعم أخيرا لدينا نوعا من الانتصار وكاملة كتبه أحد الأصدقاء الفيسبوك المهندس عبد الفتاح جا مع أحمد