WAYKAN HALKAN IGA HEL (FIND ME HERE}

Unknown
0

Waykan halakan iga hel


Qalbi furan iyo qawl suubban ayaan kugu soo dhawaynayaa, degelkani waa barta aan ku leeyahay Internetka.  engabdifatah.blogspot.com

Abdifatah jamac Ahmed ayaa magacaygu yahay. Bartan kooban waxaan ku soo bandhigaa maqaallada, aragtiyaha iyo macluumaadka hadba aan u arko in ay faa'iido u leeyihiin bulshada aan la noolahay.

Bartan qoraallada aan ku soo daabacaa waa laba: kuwo aniga ii gaar ah oo aragtidayda shakhsiyadeed ku salaysan iyo kuwo aan soo hal-tebiyay oo cid kale xuquuqdooda leedahay.

Qoraal kasta oo mareegtan aan ku soo baahiyo waa la qaadan karaa iyada oo aan laga tageyn xuquuqda qoraha.

Taasina noocay doontaba ha ahaato e halkan ayaad iga heli kartaa oo aad iigu soo hagaajin:

E-mail: sircabdifataxj@gmail.com
Facebook: Eng Sir Abdifatah 
Twitter: Sir Abdifatah jamac .. 



Find me here 

Open heart and a modest proposition, I welcome you, my point is this website on the Internet. engabdifatah.blogspot.com

Abdifatah jama Ahmed my name  . Here we offer a brief articles, views and information as I see it to be beneficial to the community I live.

Here texts published in two: some of my own personal opinion and not based on a reported and others have rights.

Note that the site needs can be taken without leaving the rights of the author.

These forms may be e Here you can find me and send me:

E-mail: sircabdifataxj@gmail.com
Facebook: Eng Sir Abdifatah
Twitter: Sir Abdifatah jama
Tags

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)