Suaalo iyo jawaabo diiniya ka faaidaysi wanaagsan

Unknown
0
1-Su’aal, Sheg meeshay eheed meeshii ay aayada quraanka ugu horeesay ku soo degtay?
1-Jawaab, meeshii ugu horeesay ay aayada quraanka ku soo degto waxay eheed Xiraa.
2-Su’aal, sheg imisa sano ayuu Quraanka soo dagaayey?
2-Jawaab, Wuxu soo dagaayey 23 sano.
3-Su’aal, Sheg Quraanka yaa u keeni jiray Rasuulka (NNKH) Ama sidee buu ku soo gaari jiray?
3-Jawaab, Rasuulka (NNKH) waxaa u keeni jiray Jabriil (CS) isagoo allahiisa ka soo qaadi qaadaaya.
4-Su’aal, Sheg kumuu ahaa Safiirkii ugu horeeyey ee uu Rasuulka (nnkh) uu madiina i diro si uu u baro Quraanka?
4-Jawaab, wuxu ahaa wuxu ahaa Muscab Bin Cumeyr (RC).
5-Su’aal, Sheeg asxaabtii uu Rasuulka (NNKH) u doortay inay quraanka soo dagaya uruuriyaan?
5-Jawaab, Wuxu u doortay Sayid Bin Thaabid, Ubaya Bin Kacab, Mucaad Bin Jabal, Mucaawiye Bin Abuu Sufyaan, iyo Afartii Khaliif.
6-Su’aal, Sheeg ninkii ugu horeeyey ee Quraanka aruuriya?
6-Jawaab, Ninkii ugu horeeyey ee Quraanka aruuriya wuxu ahaa Abuu-kabar Sadiiq (RC).
7-Su’aal, Sheeg sababta kaliftay in quraanka la isu soo aruuriyo hadaba sababta maxay ahayd?
7-Jawaab, Sababta waxay ahayd (Asxaabtii Quraanka xifdisaney oo dagaalada aad ugu dhimanaayey) Sida dagaalkii ka noqoshada meesha la yiraahdo
Yamaama markaa waxaa laga baqay in quraanka lumo, Sidaas darteed baa dib loogu aruurshay Quraanka.
8-Su’aal, Sheeg kumuu ahaa asxaabigii uu abuu-bakar u xil saaray ama madax uga dhigay asxaabtii soo ururineesay quraanka?
8-Jawaab, Abuu bakar (RC) Wuxu madax uga dhigay asxaabtii quraanka soo uruurineesay asxaabiga la yiraahdo Sayid binu Thaabid.
9-Su’aal, Sheeg qofkii ugu horeeyey ee Islaamka u hijrooda ?
9-Jawaab, Qofkii ugu horeeyey ee Islaamka u hijrooda waa Cusmaan Bin Cafaan iyo RUkhiya muxammed rc.
10-Su’aal, Sheeg maxay kala yihiin muhaajiriin iyo ansaar?
10-Jawaab, Waxay kala yihiin labo (2) 1- Muhajiriin waxaa ladhahaa asxaabtii maka ka timid oo timid madiina. 2-ansaar-na waa asxaabtii Madiina loogu yimid
2-Su’aal, sheg imisa sano ayuu Quraanka soo dagaayey?
2-Jawab, Wuxu soo dagaayey 23 sano.
3-Su’aal, Sheg Quraanka yaa u keeni jiray Rasuulka (NNKH) Ama sidee buu ku soo gaari jiray?
3-Jawab, Rasuulka (NNKH) waxaa u keeni jiray Jabriil (CS) isagoo allahiisa ka soo qaadi qaadaaya.
4-Su’aal, Sheg kumuu ahaa Safiirkii ugu horeeyey ee uu Rasuulka (nnkh) uu madiina i diro si uu u baro Quraanka?
4-Jawab, wuxu ahaa wuxu ahaa Muscab Bin Cumeyr (RC).
5-Su’aal, Sheeg asxaabtii uu Rasuulka (NNKH) u doortay inay quraanka soo dagaya uruuriyaan?
5-Jawab, Wuxu u doortay Sayid Bin Thaabid, Ubaya Bin Kacab, Mucaad Bin Jabal, Mucaawiye Bin Abuu Sufyaan, iyo Afartii Khaliif.
6-Su’aal, Sheeg ninkii ugu horeeyey ee Quraanka aruuriya?
6-Jawab, Ninkii ugu horeeyey ee Quraanka aruuriya wuxu ahaa Abuu-kabar Sadiiq (RC).
7-Su’aal, Sheeg sababta kaliftay in quraanka la isu soo aruuriyo hadaba sababta maxay ahayd?
7-Jawab, Sababta waxay ahayd (Asxaabtii Quraanka xifdisaney oo dagaalada aad ugu dhimanaayey) Sida dagaalkii ka noqoshada meesha la yiraahdo
Yamaama markaa waxaa laga baqay in quraanka lumo, Sidaas darteed baa dib loogu aruurshay Quraanka.
8-Su’aal, Sheeg kumuu ahaa asxaabigii uu abuu-bakar u xil saaray ama madax uga dhigay asxaabtii soo ururineesay quraanka?
8-Jawab, Abuu bakar (RC) Wuxu madax uga dhigay asxaabtii quraanka soo uruurineesay asxaabiga la yiraahdo Sayid binu Thaabid.
9-Su’aal, Sheeg qofkii ugu horeeyey ee Islaamka u hijrooda ?
9-Jawab, Qofkii ugu horeeyey ee Islaamka u hijrooda waa Cusmaan Bin Cafaan iyo RUkhiya muxammed rc.
10-Su’aal, Sheeg maxay kala yihiin muhaajiriin iyo ansaar?
10-Jawab, Waxay kala yihiin labo (2) 1- Muhajiriin waxaa ladhahaa asxaabtii maka ka timid oo timid madiina. 2-ansaar-na waa asxaabtii Madiina loogu yimid 


qalinkii :Eng Abdifatah jamac 

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)