1: sheeg faadumo culeyskeeda waxaa uu udhigmaa laba laabka wiilkeeda tirade iskudarkoodana waa 108kg hadaba sheeg culaysaka wiilka?
J:waa: 53-kg
2: Ninka layirahdo Aadam waxaa uu waqtigiisa uu uqiibiyey Y+3hours wuxuuna seexday 2Y-4houra wuxuu aaday jaamacada iyo Y+1hours inuu sameeyo waxyaabo kale hadaba sheeg inta saacadood uu jaamacada kumaqanaa?
J:waa: (y+3+2y-4+y+1=24):6saacadood ayuu jiray jaamacada
3: sheeg suurada kudhamaata xarafka (siin)ama(س)?
Waa;suuratu naas
4:sheeg suurada lagu sheegay fadeexada munaa fiqiinta?
J:waa: suratu towba
5:sheeg wadanka aykutaalo maxkamada dagaalka ee heyg?
J:waa:wadanka holan
6:sheeg tirade wadamada kuyala qaarada afrika ee muslimiinta ah?
J:waa:27dal aya kuyalo
7: sheeg wadamada kujira jaamacad carabta?
J:waa:21dal ayaa kujirto
8:hooyo ayaa kaweyn 23sano gabadheeda wadartooda waa:37sano sheeg da ada gabadha?
J:waa:7sano
9:sheeg kalka ama periodka uu kutisanhay cueiyaha layirahdo atom 56?
J;waa;kalka 6-aad
10:sheeg codka ama dhawaaqa uu sameeyo waxaa looyaqaano faraska?
J;waa;Danan
11:sheeg kalimadii uuyiri abuubakar markuu arkay in ladiiday zakadaoo ladiida in aytahay diinta oo la nusqaamiyey hadaba sheeg kelimada?
J:waa:manoo nool miyey diintu nusqaabaysaa
12:sheeg sida loo dhameytiro mashruuc mudo 64 maalmood ah ayaa shirkad shirkad dhismo ubaahantahay 24shaqaale hadii loo baahdo in mashruucu inlagu dhameeyo 48maalmood imisa shaqaale ah aye ubaahantay?
J:waa:8shaqaale ah
13:sheeg inta maalmood uu joogay rasuulka magaalda dhaa if?
J:waa:10maalmood
14:sheeg lagu soogaabay P.o?
J:waa:postoffice
15:waa imisa 1kilomitar hadii loo baahan yahay in la ogaado inta litir oo kujirta ?
J:waa:1000litir.
16)sheeg goortii laqabtay shirkii la oranjiray luzaan?
J:waa:1923miilaadiya
17:sheeg xa+runtii xisbigii faashiyiinta ee talyaaniga?
J:waxay xaruntiisa ahayd milaanah
18;sheeg inta sano uu xabsiga uu jiray Hitler?
J;waa: 1sano 1923-1924dii
xigasho Aadam Abdi ishak (Gentleman)