MA OG TAHAY

Unknown
0






1. Ma ogtaha, in madax-kutidu (Bear) ay leedahay 42 ilkood.
2. Ma ogtahay,  in lafta ugu yar jidhkaaga ay ku jirto dhegta.
3. Ma ogtahay, in waddanka Australia markii hore loo yaqaaneyn New Holland.

4. Ma ogtahay, in maskaxdu ay ka kooban tahay 78% biyo.
5. Ma ogtahay, in bada ugu yar adduunka lagu magacaabo ' ARCTIC OCEAN'.
6. Ma ogtahay, in lo'du aanay lahayn ilko sare.
7. Ma ogtahay, in Sannadkii ay ku jiraan 31,557,600 ilbidhiqsi.
8. Ma ogtahay, in baabuurta cad-cadi ay ka Amaan badan yihiin baabuurta midabada kale leh, sidoo kale ka raaxo wanaagsan.
9. Ma ogtahay, in bisadaha cad-cad ee indhaha Buluuga (Blue) leh ay yihiin kuwo tuug ah.
10. Ma ogtahay, in ereyga 'Level' haddii aad xagga danbe kaga timaado uu sidiisa uun noqonayo.
11. Ma ogtahay, in daanyeerka Goriluhu uu maalintii seexdo 14 sacadood.
12. Ma ogtahay, in 56% marka aad wax qoreysid Mobile,Computer...IWM, ay shaqada ugu badan qabato gacantada Bidix.
13. Ma ogtahay, in madaxaaga ay ku jiraan 22 lafood.
14. Mase ogtahay, in Maroodiga Africa ku nooli uu leeyahay 4 ilkood oo qudha.
15. Ma ogtahay,  Qaamuuskii ugu horeyey ee English ah la qoray sannadii 1755.
16. Ma ogtahay, in Dabacasaha (Carrots) aanu jidhkaga wax baruur ama buurni ah ku soo kordhin karin.
17. Ma ogtahay, in muusku uu yahay 75% biyo.
18. Ma ogtahay, in beerku qabto wax ka badan 500 shaqo.
19. Ma ogtahay, marka aad Oxygen-ta neefsato in 25% ay qaadato maskaxdu.
20. Ma ogatahay, in marka ay xanjo ku dhegto dharkaaga aad ku shubi karto Kooke, si dhokhso ahna kaga ba'ayso.
21. Ma ogtahay, in kabajaagu (Grasshoper) uu leeyahay dhiig cad.
22. Ma ogtahay, in farduhu ay seexdaan iyaga oo taagan.

Qore: Mohmoud Omer (Green).

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)