Nolosha aadamaha waxeey martaa sedax mar xaladoo



Noloshu waa sadex marxaladood ayaad maraysaa…!!!
1. Dhalinyaranimada..?
Waxaad haysataa Waqti + Awood
Balse ma haysatid Lacag
2. Shaqada:
Waxaad haysataa LACAG + AWOOD
Balse ma haysatid WAQTI
3. Gabowga:
Waxaad haysataa LACAG + WAQTI
Balse ma haysatid AWOOD
Nolosha ayaa iska sidaas ah…..
Marka aad wax heshaba…..
Wax kale ayaad waydaa…..
Markastana waxaad u malaysaa in nolosha dadka kale
ay ka wacan tahay taada…!!!
Dadka kalena waxay is leeyihiin noloshaada ayaa
ka wacan nolosha ay haystaan….!!!
Waxaasoo dhan waxa u sabab ah in aynu wayno wax muhiim u ah nolosheena
waana QANAACADA (inaad raali ku noqotid wuxuu Allah kuu qoray)

Comments

Popular posts from this blog

Suaalo iyo jawaabo ka faaidayso

gabayga hooyo macaan

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo Diini ah iyo Aqoon Guud