Aduunyo

Aduunka dadku intay ku nool yihiin shaqo ayuun bay hayaan, way daalan yihiin, qof walbana wax ayuu niyada ku hayaa inuu gaadho, iyadoo sidaasi jirto qaar badani garan maayan camalada ay sameenayaan waxa ay ka faaidayaan.
Hadaba waxaan rabaa inaan gabdhaha soomaliyeed ugu faaideeyo camal hadii ay sameeyan ay ku gaadhayaan in 8 albaab ee janada looga yeedho.
Camaladaana waakan rasuulkeeni suubanaa oo inooga waramaya wuxuuna yidhi: “gabdhu hadii ay shanta salaadood tukato, bisha ramdaana soomto, xubinteeda tarankana ilaaliso, ninkeedana adeecdo janada albaabkey doonto ayay ka gashaa.”
SCW!

Comments

Popular posts from this blog

Suaalo iyo jawaabo ka faaidayso

gabayga hooyo macaan

sidee ayad u noqo karta qofka dadka ugu farxada badan