sida loo sameeyo menu, sub menu, iyo page kaligii taagan. xigasho

Unknown
0

xigasho macalin abdishakuur channel

Kadib markaynu soo edit garaynay template keenii waxaan la kulmay su'aalo ku saabsanaa sida loo samaynayo menu iyo sub menu iyo page sida TUTORIALS, GAMES, SPORTS iyo pages kuwaas oo kale ah.

Menu Code:

Code kan  waxa la isticmaala marka aad samaynayso Page gaar ah sida Sports ama Games:

Games

Calaamada kubadal maga blog gaaga (tusaale: muxtarif.blogspot.com)

"Games" ku badal magaca page ka aad rabto inaad samayso (tusaale: Games ama Sports ama Tutorials)

Sub Menu Code:

Code kan waxa la isticmaalaa marka la samaynayo sub menu:

Sitoos ah utag menu  aad rabti inaad sub menu usamayso sida Games oo kale
Kadib barta
dusheeda kaga taalo soo dooro, halka ka hoosaysa ee ay ku qorantay  ku qor hoosteeda code kan:

Game1
Game2

Fadlan ha ilaawin inaad Like garayso una share garayso asxaabtaada aqoon fidinta awgeed iyo muxtarif ka aan kaala bakhaylayn wax kasta oo cusub isla markaana fudud.

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)