Jiifkan jiifaa kahoreeyay (Sheeko gaaban)

Unknown
0
Baribaa waxaa layiri xilli barwaaqo ah oo ay cid walba barwaaqo iyo dharag kujirto ayaa kabajaan meelsocda waxuu arkay quraanjo si dhab ah oo firfircooni kamuuqato ushaqeyneysa waxa uuna kuyiri quraanjooy maxaad isku dhibeysaa meelwalba cuntadu wayiska buuxdaaye xiiliguna waa bar waaqee kaalay dhibka iskadhaaf ee aan ciyaarnee quraanjadii waxa ay kutiri kabajaankii kabajaanow anigu waxaan aruurinayaa kayd cuna ah waxa aan kafaaideysanayaa waqtigaan barwaaqda ah ee aankujirno ciyaarna waqti umahayo ee igaraali ahow quraanjada waxaa caado u,ahayd iney aruuriso cuntada daadata oo aykaydsato waqtiga badarka soo go,aayo marka uu jidaalka lagaaaro oo ay cuntadu yaraatana waxa ay cuntaa quraan jadu wixii ay kaydsatay xilliga barwaaqada marka aan shaqo jirin oo jilaalka lagarana way ciyartaa oo wey iska dheeshaa oo way iska qososhaa oo wey iska duulduusha oo iska ciyartaa maxaayeelay howl kama dhacdo oo cuntadii xilliga roobka ayey kaydsatay markii lagaray xilligii jidaalka ee cuntada iyo biyaha lawaayay ayii kabajaankii gaajooday oo dhiman gaaaray maalin maaalmaha kamida marii uu dhibaatadii u adkaysan waayey ayuu utagay quran jadii oo wuxuu kuyiri walaaley gaajo ayaan udhimanayaa ee waxaan cuno isii?
Quraan jadii oo faraxsan oo keydbadan oo badara uyaalo ayaa kutiri kabajaankii maxaad moodeysay maalintii an kulahaa shaqeyso oo waxmeeldhigo siaad ucunto xilliga adag ee maantoo kalaa mida kale maxaad sameysaa xilliga barwaaqada ah ee noolaha dhami wax keydsanaayey?
Kabajankii waxaa uu kujawaabay waan iska ciyaaraayey oo waan iska boodboodaye umana haysan in waxkeydsiga iyo shaqaduba ay muhiim utaha nolosha ee walaaley waxan cuno isii?
Quraaanjadii waxaa aykutiri kabajaankii ( jiifkaan aadbaahida meel lajiifto jiifaa kaaga horeyay)?
Waxaana se kuusheegayaa qofkii ciyaara xilliga shaqada iyo waxkeydsiga waa inuu gaajoodaa xilliga jiilaalka marka adigii waxaad ciyaartay xilligii keydsiga marka inad gaajooto xilliga jilaalka waad astaahishaa
Kabajaanow manta waadbaahantahay oo waan kucaawinayaa laakiin waa hadii aad ii balan qaadeysid inaad shaqeysaneyso xilliga barwaaqda ah waqtiaga jiilaalka ahna aad ciyaareysid
Kabajaankii waxaa uu quraan jada ubalan qaaday inuu waqtiga barwaada shaqeysanaayo waqtiga ciyaartana uu ciyaaraayo markii kabajaankii balantiiqaaday ayaa quraanjadii waxay siisay kabjaankii xoogaa raashin ah oo cuno ah oo uu jilaalka kaga baxo wixii xilligaa kadan beeyay kabajaankii waxaa uu bilaabey inuu shaqeystoo oo isku filnaado
Dulucda sheekada
Sheekadaan waxaan kaa faa idaysaneynaa shaqo la,aanteed aan laheleynin nolol fiican oo raaxo leh
Hadaba waxaa jirtay maahmaah carbeed oo aheyd
Kudheel maalkaaga ee haku ciyaarin shaqadaada
Waxaa qoray cabdisalaan Cabulahi Cumar(Duceysane)

Post a Comment

0Comments
Post a Comment (0)